faaruqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faaruq².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faaruq

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. F. ah: weel aan wax ku jirin ama meel aan wax oollin.
  2. Wax maran, wixii ku jiray laga saaray.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur