faaruqin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faaruqi. ld faaruqis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faaruqi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Weel wax ku jira ka marin. 2. Meel wax yaalliin ka marin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faaruqis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld faaruqin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur