faashadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Gabal dhar oo cad oo lagu duubo meelaha dhaawacan ee jirka.eeg faasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faashoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-shaday, -shatay)Macnaha:Faal dhigasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0