Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
ld faalallow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-wyo, m.dh)
Macnaha:
1. Nin faalka yaqaan. 2. Sixirrow. ld faalshow, faashow.
Lamidka: Sixirrow, faalshow, faashow
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur