faasiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qiin/-qyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof fisqi badan sameeya. ld faasuq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faasuq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld faasiq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur