faataadhugle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof faan badan oo sheegta wax uusan ahayn. ld faataa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faataa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld faataadhugle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur