faddaraysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faddaraysan. ld faddaraysnaansho.

faddaraysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax la faddareeyey ahaansho.

faddaraysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld faddaraysnaan.