faddaree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. Wax faddaro ka dhigid, wax baabi'in.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur