faddoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Meel dhulka kale in yar ka sarreysa, bannaan oo la dego waqtiga roobabawda. 2. Taag.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
taagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-gag, m.l)Macnaha:1. Cudur sababa adkaanta addimaha. 2. ld taago. Meel dhulkeedu sarreeyo; buur; kood.1. Xoog; itaal. 2. Karti; maaro.1. Wax meel joojin. 2. Wax kor u qaadid. 3. Wax qotomin. 4. Isku t.: qof ama wax lid noqosho. 5. Isku t.: wax dushooda ku joogsasho. 6. Isku t.: dhar qurxoon xirasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00