fadhibarasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fadhibaro.

fadhibaro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Ilmo yar gaarid waqti uu fadhiisto isagoon cidi hayn.