fadiilad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wax dar Ilaah lo bixiyo; sadaqo. ld fadiilo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sadaqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Wax Alle dartii loo baxsho. ld saddaqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fadiilo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fadiilad.