fagmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fagan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fagan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Macnaha:

  1. 1. Wax qodmay noqosho. 2. Wax duugoobay noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur