fahamsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg fahamsan. ld faham- sanaansho, fahansanaan, fahan- sanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
fahamsanQaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Qof wax gartay ahaansho. ld fahnsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
fahansanaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld fahamsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0