fahamsii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Qof wax ka dhaadhicin. ld fahansii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fahansii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iiyay)

Macnaha:

  1. ld fahamsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur