fahmaddarnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fahmaddaran. ld fahmaddarnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fahmaddaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax xanuun aan weynayn hayo ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fahmaddarnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld fahmaddar- naan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur