fajayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fajee. ld fajays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fajee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-jeeyay, -jaysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax faraha ku taabasho. 2. Wax faraha ku daliigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fajays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fajayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur