fako

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-kaday, -katay)

Macnaha:

  1. 1. Si xoog leh u ordid. 2. Wax gacmo ka farabaxsasho. 3. Meel ama wax ka baxsasho. 4. Halis ka badbaadid. ld fiko.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fiko

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-kaday, -katay)

Macnaha:

  1. ld fako.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur