falaanji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-jyay, -jisay)

Macnaha:

  1. Dhoobo, dambas iwm walaaqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur