falaas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nooc ka mid ah cayaaraha turubka oo qof kasta oo cayaaraya saddex xabbo la siiyo. 2. Tarmuus.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tarmuus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Weel gudihiisa dhalo aan hawo lahayn ku jirto oo wixii lagu shubo xaaladdiisa ku haya in muddo ah. ld termuus.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur