falanqayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg falanqee. ld falanqo.

falanqee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-qeeyay, -qaysay)

Macnaha:

  1. Arrin si dhab ah uga doodid; arrin u kuurgelid, arrin gudo gelid.

falanqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld falanqayn.