falaxfalax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed quwaax faleenka ka mid ah oo leh beeyo marka la shido udgoon. 2. Beeyada laga guro geedka falaxfalaxa. 3. Qof firfircoon. 4. Qof bilicsan.