falfalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hilib cad, ama cadad waaweyn oo biyo lagu kariyey. 2. Jid laangooyo lagu sameeyey. 3. Sixir.Dhaqdhaqaaqa hore karkaraya.1. (f.g) Cid sixir ku samayn. 2. (f.mg) Hoore wax karkaray noqosho.