falfalliirmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg falfalliiran¹.

falfalliiran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. Wax falfalliir leh noqosho.
  2. Wax falfalliir leh ahaansho.