Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg falfalliiran². ld fal- falliirnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)
Macnaha:
Wax falfalliir leh noqosho.
Wax falfalliir leh ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur