falfalxumaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg falfalxun. ld falfalxumaansho, falfalxumi, falfalxumo (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

falfalxun

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

Macnaha:

  1. Falid aan dhaqan wanaagsanayn ahaansho. ld falxun.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

falfalxumi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld falfalxumaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur