fallaadho-qotin-tabane
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (fiis.) Durdur elektaroono oo ka soo baxa qotin tabanaha tuubbada madhan ee leh qotin tabane iyo qotin togan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

