fallaar gaama
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro ..., m.l)
Macnaha:
- (fiis.) Kaah birlab danabeed ay si joogto ah u bixiyaan walxo kaahfala marka ay walaxdu ku jirto kalaguurbu'eed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

