falliirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg falliir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

falliir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Cad yar oo ka dillaacay dhagax, qori, bir iwm.
  2. Qori, bir iwm in yar oo dhuuban ka jeexid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur