falliirmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg falliiran¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

falliiran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. Wax falliirmay noqosho.
  2. Wax falliirmay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur