falmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg falan². ld faalmid.

falan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. F.kay, f.kaa iwm: dartay, dartaa iwm. 2. “F.kiisii gal!”: “Arrintiisii gal!”.
  2. 1. Wax sixran noqosho. 2. Beer wax la falay noqosho. 3. Dhul wax la banneeyey noqosho.
  3. Wax la falay ahaansho.

faalmid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld falmid.

Lamidka: falmid