falooriin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Curiye neef ah, aadna u firfircoon midabkiisuna yahay hurdi cagaaran kana tirsan haloojiinada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayaasha).