falsamaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg falsan. ld falsamaansho, falsami, falsamo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

falsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-amaa, -amayd)

Macnaha:

  1. Wax si qurxoon oo la jeclaysto loo sameeyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

falsamaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld falsamaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

falsami

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

falsamo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Farsamo loo sameeyo hab quruxsan oo isha iyo uurku jeclaystaan. 2. ld falsamaan.