fanasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fano.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fano

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-ntay, -natay)

Macnaha:

  1. Meel fuuliddeedu dhib tahay, xeelad ku korid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur