fandhaallaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fandhaallaysan. ld fandhaallaysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fandhaallaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax fandhaal la socdaan ahaansho (xeero).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fandhaallaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld fandhaallaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur