fandharid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fandhar. ld findhirid, findhirin, findhiris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fandhar

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. Meel malax ama qodaxi ku jirto aayar furid. ld findhir, findhiri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

findhirid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fandharid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

findhirin

findhiris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun