fannidid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fannid². ld fannid¹, fannidaad.

fannid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fannidid.
  2. 1. Wax, wax kale ka dhex raadin. 2. Wax heerheer u kala saarid.

fannidaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fannidid.