faqiirtee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-teeyay, -taysay)

Macnaha:

  1. ld faqiiri.

faqiiri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid faqiir ka dhigid. ld faqiirtee.