faraaci

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Habeenka dayaxu xiddigta faraacida la fadhiyo.
  2. Xiddigaha raqaha midkood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur