farabbadnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg farabbadan. ld farabbadi, farabbadnaansho, farabbadni.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farabbadan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld farammaggooggo.
  2. Wax badan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farabbadi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld farabbadnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farabbadnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld farabbadnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farabbadni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Badnaanta wax tiradoodu badantahay. ld farabbadnaan.