farabbarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg farabbar². ld farabbar¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farabbar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Carbin, agabar. 2. ld farabbarid.
  2. Neef ugub oo curtay maalis oggolaysiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur