farac-hunguri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Mid ka mid ah dhuumaha hawada ee sambabka. Hunguri cadku wuxuu u qaybsamaa laba f. h. oo waaweyn, iyada oo sambab waliba mid leeyahay kuwaas oo u sii kala qaybsama f. h.yaal yaryar, kaddibna noqda farac hunguri yarayaal.

h

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ha') Xarafka siddeedaad ee farta soomaaliga, ahna shibbane.