farafootan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc legdinta ka mid ah.
  2. Qof, qof kale la legdamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur