farahalasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg farahalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farahalo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ashay, -alatay)

Macnaha:

  1. Gacmaha iska mayrid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur