farahalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg farahal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farahal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Biyaha lagu farahasho.
  2. U f.: gacmaha qofka mayrid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur