farakacayaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg farakacayaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farakacayaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn oo dheeldheel loo sameeyo.
  2. Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn dheeldheel u samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur