farakalabbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld 1. ld. farabbax¹.². ld. farakalabbixid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
farabbaxQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:F. ah: qof asluub xun, madax adag oo laga quustay. ld farakabbax, farakalabbax (1).Qof wax laga quustay oo aan la saxi karin noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
farakalabbixidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Faro ka qaadidda cid faraha laga qado; dayrin. ld farakalabbax (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0