farakh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-khyo/furuukh, m.dh)

Macnaha:

  1. Ilma aan meher xalaal ah ku dhalan; wacal; garac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wacal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Wiil aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel¹.
  2. Gabar aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (garac/-cyo, m.dh) Ilmo aan meher ku dhalan; wacal; wece.
  2. ld garc.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur