farammaggaarto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld farammaggaadho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farammaggaadho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Caro dhawaan; sabirdarro. ld farammaggaarto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur