farammaran
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)
Macnaha:
- 1. Qof aan hanti lahayn ahaansho. 2. Wax farammar leh ahaansho (qof). 3. Qof aan gacanta wax ugu jirin ahaansho (hub, lacag iwm).
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)
Macnaha: