farammaroori

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld farammarooji.

farammarooji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadid. ld farammaroori.